DAAWO/Dhageyso War-murtiyeedkii ka soo baxay shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee IGDAD

3501

Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo maanta lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay ka midyihiin xoojinta taageerada la siinayo dowladda Sooomaaliya, hirgelinta Nidaamka Federaalka ah iyo arrimo kale.

Shirka oo ku saabsanaa arrimaha Soomaaliya waxaa ka qeyb-galay Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Ethiopia, Kenya, Sudan, South Sudan iyo Uganda, iyadoo ka qeyb galayaasha shirka ay dowladda ku amaaneen xasilinta amniga dalka.

DAAWO MUUQAALKA

Halkan ka dhageyso Warbixinta oo dhameysiran.

 

Did you like this? Share it:

2 COMMENTS

  1. maashaa,allah tani waa horumar ay ku tallabsatay DOWLADDA FEDERALKA AH EE SOMALIYA,waxanna leeyahay shirka m/weynayaasha ee urur goboleedka IGAD isna muqdisho lagu qabto ,sida uu m/daxweynaha somaliya uu sheegay.guuuuuuuuuuul

  2. WAA GUUL U SOO HOYATAY UMADDA SOOMAALIYEED DHAMAANTEED MAASHA ALLAH WAXAAN DOWLADEENA KA CODSNAYAA IYO WALIBA GUDOOMIYHA GOBALKA BANAADIR IN AY U SAMEEYAAN HOOL SHIRARKA CAALAMIGA AH LAGU QABTO INSHA ALLAH WAA IS DABA SOCANAYAAYE OO MICROPHONEKA UU MIISKA KU DHEGAN YAHAY MAHADSANIDIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here