Dhageyso Wareysi dhinacyo badan taabanayo oo lala yeeshay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

2917

Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya oo Wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dowladdiis ay u  si buuxdo u caawin doonan Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Safiirka ayaa sheegay in ay aad uga qeyb qaateen la tacaalida Abaarihii ku habsaday dalka Soomaaliya asagoo oo xusay in ay dadaalo xoogan ku bixiyeen wax u qabashadda dadka ay abaaraha Saameeyeen.

Sidoo kale safiirka ayaa sheegay in ay Dowladda Soomaaliya kala shaqeyaan la dagaalanka Kooxda Argagixisada ah asaga oo sheegay in ay tababaro siiyaan qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya.

Hoos Ka dhageyso Wareysiga oo dhinacyo badan taabanayo

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here