Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

1
1031
Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. anagoo ah rag soomaaliyeed oo jecel horumarka soomaaliy ay ku tilaabsatay waxaan u soo diraynaa wasaarada wax barashada sida af soomaaliga looga saari lahaa erayada la fal galay oo asiatika ah sidaq taariikh oo af carabi ah soomaali waa= sooyaal ; xayawaan oo af carabi ah af soomaali waa = dugaag,; sida imtixaan oo carabi ah af soomaali waa[ leyli ] waa in soomaaliyeey afkiina horu mar kuisamaysaan waana af hodan ah ‘ dagaalkii sokeeye ka dib dadku waxay ogaadeen in ay soomaali dad africana yihiin,waagii hore soomaalida qaar waxay sheegan jireen in ay carab yihiin , carab waa dad cade , maxaan u cadaan weynay , soomaaliyeey gacanta is qabsada oo kii carab sheegata la taliya oo u sheega inuu madowyahay ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here