Dhageyso: Wasaaradda Dastuurka oo bilowday wajiga labaad ee dib u eegista dastuurka

0
1111

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaradda Arrimaha Dastuurka ahna Ku-simaha Wasiirka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaraddu ay bilowday wajiga labaad ee howlaha dib loogu eegayo qabo qoraalka Dastuurka, kaasi oo lagu tababarayo macalimiintii gaarsiin lahayd dastuurka bulshada Soomaaliyeed.

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha Wasaaradda uga aadan hanaanka dib loogu eegayo dastuurka.

Halkan ka dhageyso Wareysiga 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here