Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo soo saartay Sharci wax looga qabanayo sumad la,aanta Gaadika

1872

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu kasoo saartay sumadda Gaadiidka.

Mudane Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaradda Gaadiidka xukumadda Soomaaliya oo ka duulaysa Amniga Dalka aya sharci kasoo saartay Gaadiidka nuucyadiisa kala duwan.

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada xukumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa dadaalo xoogan ugu jirta dhaqan galinta adkeynta sharciyada Gaadiidka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiir Oomaar:

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here