Dhageyso: Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka K/Galbeed oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka Todobaadka

0
1889

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa  looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan dhismaha dowladaha hoose ee maamulka K/Galbeed iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka koofur Galbeed C/raxmaan Ibraahin Aadan.

Halkan hoose ka dhageyso 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here