Dhageyso Wasiirka Arrimaha gudaha oo faah faahiyay shirka wadatashiga

0
1622

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa faah faahin ka bixiyay shirka u dhexeeya madaxda dowladda dhexe iyo Madaxda dowlad Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ah.

Wasiirka ayaa sheegay in qodobada shirka wadatashiga looga hadlayo ay ugu horeyso xoojinta wada shaqeynta iyo xalinta arrimaha taagan ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, dar dargelinta Nabadgelyada dalka iyo cirib tirka argagixisada Al-Shabaab, Horumarinta hanaanka Federaalka, dar dargelinta dib u eegista qabyo qoraalka dastuurka iyo abuuritaan hanaan wada jir ah oo arrintan looga shaqeyno, Barnaamijka la xiriira geeddi socodka doorashada hal qof iyo hal cod 2020 iyo sidii looga faa’iideysan lahaa mashaariicda.

Halkan ka dhageyso qodobada uu Wasiirku ka hadlay

 

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here