Dhageyso: Wasiirka Caafimaadka Hirshabeele oo kor meeray Isbitaalada Jowhar

0
524

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabeele Mudane Cabdi Macalin Muxumud ayaa kor meeray Xaruumaha Caafimaad ee ku yaala Magaalada Caasimada u ah  Hirshabeele ee  Jowhar.

Abuukar Maxamed Bacadle Wariyaha Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Wasiirka Caafmaadku la kulmay  Howlwadeena Caafimaadka ee ka shaqeeya Isbitaalada Magaalada Jowhar isagoona ka xog wareystay xaaladaha Caafimaad ee ay ku shaqeeyaan Dhaqaatiirtu.

Mudane Cabdi Macalin Wasiirka Caafimaadka Hirshabeele ayaa sheegay in ay ka go,an tahay wax ka qabashada iyo tayaynta Xaruumaha Caafimaad ee deegaanada hoos yimaada Maamulka Hirshabeele.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Bacadle:

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here