Dhageyso:Wasiirka Gaadiidka XFS oo faahfaafin ka bixiyay hakinta duulimaadyada gudaha dalka

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo wareysi siiyay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay hakinta duulimaadyada gudaha dalka oo si KMG ah dowladu u joojisay laga bilaabo maalinta berri ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Wasiirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here