Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swaziland oo sameeystay urur ay ku Mideysanyihiin+Sawirro

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku noool dalka Swaziland ee Koofurta Africa ayaa bilaabay dadaallo ay ku doonayaan in ay ku mideeyaan dhallinyarada Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan, si ay wadajir uga shaqeeyaan horumarka dalka.

 

Dhalinyaradan ayaa sameeyay urur la magac baxay talo-wadaag, kaas oo ka shaqeyndoona wacyigelinta, iyo sidii dhallinta loogu baraarujin lahaa ka shaqeynta horumarka dalka iyo taageridda dowladda Federaalka Soomaaliya

Gudoomiyaha ururkaasi  Xasan Shariif Macalin ayaan ka wareeysanay ujeeddada ay u aas aaseen ururkaasi.

 

Halkan hoose ka dhageyso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here