Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Wadanka Koofur Suudaan oo la sii daayey.

1762

Safaarada Soomaaliya ee Wadanka Koonfur Sudan ayaa ku guuleysatay in ay dib xuriyadooda u helaan 11 dhalinyaro Soomaaliyaad ah oo ku eedeysanaa sharci daro kuna sii jeedeen xeebaha Liibiya.

Dhalinyaradaan ayaa laga soo qabtay magaalada Faluj oo ku taal xadka wadanka Sudan waxayna galabta ka duuleen Magaalada Juba iyagoo sii marayey Dalka Kenya.

Xoghayaha 2aad ee safaarada Mudane Mohamed Ali Mohamed ayaa uga digay waalidiinta in ay caruurtooda u ogolaan tahriibka, wuxuuna sheegay in tahriibka lagala kulmo qataro aad u farabadan.
Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here