Dhegeyso Barnaamijka Wadajir

Barnaamijka qodobada aan idinku heyno waxaa ka mid ah farqi intee la eg ayaa u dhaxeeya maamul degmo oo la soo doortay iyo mid la magacaabay, qorshaha Xasilinta dalka oo isbadal lagu sameynayo iyo wadooyinka magaalooyinka oo hab casri ah loo dhisayo wasiirka Howlaha guud ee dowladda Federaalka ayaa nooga waramaya.

Halkaan hoose ka dhegeyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here