Dhegeyso Barnaamijka Wadajir

Kulan wacan Dhegeystayaal todobaadkaan barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa doorka hey’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareekanku ay ka qaadan karto horumarka Soomaaliya maadaama ay dib u furtay xafiiskeedii Soomaaliya iyo degmooyinka Muqdisho u diyaar garoobaya dhismaha golayaasha deegaanka degmooyinka

Halkaan ka dhegeyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here