Dhegeyso:- Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka + Sawirro

958

Barnaamijka Wadajir Radio Programe waa Barnaamij kahadla Xasilinta Dalkeena Soomaaliya, qaybta taxanaha ah waxa aydin ku maqli doontaan Wareysiyo ku aadan Hanaanka horumarineed ee dalka, dadaalada Is-dhex galka Bulshada, Dhismaha Nabadda, Iscafinta oo ay Wado Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo howl-qabadka Wasaaradaha Arrimaha Gudaha heer Maamul gobolleed kuwaasi oo qayb ka ah Barnaamijyada la naas nuuga Dhismaha Golaha deegaanka gobolada dalka:

Waxaa tebinaya C/Shakuur Cali Axmed ‘Shakra’, Soo saare Maxamednuur Macalim Maxamed ‘Johannesburg’ halka farsamada uu ka shaqeeyay Qeys Cali Shire.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here