Dhegeyso Barnaamijka Wadajir “Sawirro”

Barnaamijka Todobaadkaan waxaan ku soo qaadanaynaa muhiimada dhismaha garoomada cayaaraha iyo doorka ay ka qaadan karaan isdhexgalka bulshada gobolka Banaadir iyo howlaha xasilinta iyo bilic soo celinta ee ka socda degmada xamarjajab .

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here