Dhegeyso Barnaamijka Wadajir “Sawirro”

Barnaamijka Wadajir Todobaadkaan waxaanu uga hadlaynaa Hannaanka Dhab u hashiisiinta Qaranka oo ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya sida loogu hirgalin karo dhammaan dalka iyo muhiimada uu u leeyahay dadka Soomaaliyeed iyo Dhismaha golayaasha deegaanka degmooyinka gobolada dalka iyo dadka oo adeega loo dhaweeyo

Halkaan ka Dhegeyso

adsa

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here