Dhegeyso Barnaamijka Wadajir+ Sawirro

Kulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xasilinta xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab, dhismaha golayaasha deegaanka iyo dib u heshiisiinta

halkaan hoose ka dhegeyso Barnaamijka Wadajir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here