Dhegeyso Barnaamijka Wadajir +sawirro

182

Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka iyo dowladaha hoose waxaa todobaadkani uu diirada saarayaa muhiimada shirka xasilinta, Qorshaha xasilinta Hirshabeele, samenynta sharciga dowladaha ee Galmudug, Puntland iyo baahinta maamulka iyo siyaasadda gobolka Banaadir ee xasilinta iyo in dadweynaha caasimada la gaarsiiyo maamulka

waxaa Barnaamijka Soo jeedinaya Cabdishakuur Cali Axmed, waxaana soo saaray Maxamednor Macalin Maxamed

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here