Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + sawirro

1079

Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso waxyaabihii ugu xiisaha badnaa Cayaarihii degmooyinka caasimadda ee soo gabagaboobay. Doorka Islaamka iyo Nabadda, Dowladda Hoose ee Muqdisho iyo Daadajinta adeegyada bulshada iyo Diyaarinta hannaanka Qaran ee dib u heshiiisinta.

Halkaan ka Dhegeyso

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here