Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.(XOG-MUHIIM) “Dhageyso”

Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Sheekha oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faalooday dhibaatada ay Ummadda u geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isagoo u waramay Wariya Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo.

Halkan ka dhageyso Wareysiga 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here