Dhismaha Xarunta agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir oo gabo gabo ah“SAWIRRO”

Agaasimayaasha waaxda qorsheynta iyo siyaasadaha, waaxda shaqada iyo Shaqaalaha iyo madaxa Mashruuca GPE ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir oo ay ka socoto shaqo baaxad weyn oo loogu adeegayo bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir.

Waxay warbixin ka dhageysteen shaqaalaha agaasinka ee waaxyaha kala duwan, isla markaana ku dhiirrageliyeen in ay sii laba jibbaaraan u adeegidda bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here