Dood Cilmiyeed ku saabsan difaacashada Buuga Oo maanta Ay qabatay jamacadda  Horseed “Sawirro”

1
2012

Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Horseed International University ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan kuna soo bandhigay faa’idada difaacashada buuga ee maraxlada qalin jibinta Jaamacada.

Madaxa Kuliyada Caafimaadka Dr Cusmaan Axmed Cumar (Nuune) oo khudbad ka jeediyay halkaasi ayaa  ugu mahadceliyay Ardayda difaacatay Buugooda iyo dhamaan ardayda kale ee muujiyayay dadaalka waxbarsho ee ay soo wadeen Afartasano,  wuxuuna sheegay inay gaarayaan ardayda buuga difaacatay 430 arday oo kuliyado kale duwan ka qalin jebinayo.

waxaa kaloo hadal dheer ka jeediyay madaxa Kuliyada computer Sceince-ka Eng: Ibraahim faarax hiloowle oo si gaar ah ugu mahadceliyay ardayda qalin jabineyso.

Guddoomiyaha Jaamacada Horseed Abdikarim Maxamed Sheekh ayaa isna u mahadceliyay Ardayda dhamaan gaar ahaan B.A da, Kuliyadda maamulka Gacansiga. Computer Sceinceka, iyo Medicine ka , kuwaasi oo si geesinimo leh u soo afjaray dooda maanta ka dhacday howlka jaamacada Horseed,

IMG_6683 IMG_6684 IMG_6686 IMG_6687 IMG_6688 IMG_6689 IMG_6805

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. anigopo ah qabiir soomaaliyeed oo ku taqalusay asalka soomaalida waxaan u soo jeedin lahaa jaamacadaha soomaaliya ka jira in la soo celiya magacyada asal soomaaliga lala bixi jiray , sababtoo ah asalkeena waa in aan ku faanno oo new genarationka loo bixiyo magacyadii hore ee soomaaliyeed oo aan lawadaagin magacyada nooga yimid carabtaiyo asiaba , carabta waxay mar walba tiraahdaa dadkan madow oo afrikaanka ah ha noo daayaan magacyadda asalkeena ah ; soomaaliyeey ku faana oo caruurta dhalanee u bixiya magacyadda asalkeena ah , waa talo wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here