Dood looga hadlay gaarista hiigsiga 2016-ka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

1795

Dooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb qaadanayaan dowladda iyo Bulshadda Somaaliyeed iyo warbaahinta ayaa lagu qabtay hotelka SYL ee magaaladda Muqdisho, taasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda,  suxufiyiin, ururradda bulshadda raiydka ah iyo qaar ka mid ah madaxda jaamacadaha dalka.

Inta  ay socatay doodda ayaa waxaa lagu falanqeeyay hannaanka  dalka loo gaarsiinkaro doorasho xor ah sanadka 2016-ka, waxyaabaha u qabsoomay  dowladda ee hiigsiga ,iyo sida looga gudbi karo caqabadaha ku horgudban hiigsiga 2016-ka.

Markii ay soo dhamaaday doodda ayaa  Cabdi Qaasim Macalin Axmed oo  ka mid ahaa ka qeybgalayaasha doodda waxa uu faah faahin ka bixiyay waxyaabaha diirradda lagu saaray isagoo tilmaamay in ay natiijo wanaagsan ka soo baxday doodda taasoo ku saleysan sidii loo gaari lahaa hiigsiga 2016-ka.

” runtii waxay muujiyeen talooyin  kala duwan aye soo bandhigeen  sida loo gaari karo cid walbo ka hadashay doorashayin sida u dhaci karta  rajooyin  kal duwan ayaa laga muujiyay  waxaan filayaan in dooda noocan oo kale ah  in doodaha noocan oo kale ayaan wadaynaa  hada wax uu si guud u quseeyay  sida dalka doorasha ugu dhaci karto doorashada dhacaysa waa mid ceykee ah waaye waxan  keeni doonanaa mid ka hadlayso dastuurka aana keeni doona  masuulayiinta wasaaradda dastuurka  federaalka  gudiyada anagoo ka soo qeybgalin doona  dowladda  warbaahinta iyo ururadda bulshadda rayidka ” ayuuyiri Cabdi qaasin Macalin Axmed.

Agaasimaha Wasaaradda  Cadaaladda ee Dowladda Somaaliya Maxamed Caabi Xasan  oo ka mid ahaa masuulayiinta ka qeybgalay dooda ayaa sheegay in wasaradda cadaaladda ay ka mid tahay wasaaradda   qeybta ka ah in dalka ay gaarsiiyaan doorashayinka , cod

:wasaardda garsoonka iyo dastuurka oo anaga madalaynin waxaana qeyb ka nahay  hiigsiga sanadka 2016 dowladda somaaliya  ay qorshaynayso  in dalka ay ka dhacdo doorashooyin xur ah Dastuurka la qeyba tiro  maamul gobaladyeeda  dhismaha  hada socda  in la dhameystiro isla markaana haadan la dhameystiro  gudiga  doorshooyinka .:

Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamuud oo ka mid ah madaxadii  goobjooga ka ahayd   dooda ayaa way diiday kaalin intee leg ayaa looga fadhiyaan  Golaha sharci dajinta  in ay ka qaataan   dalka in ay ka  dhacdo doorasho 2016 cod

“wax yaabaha lagu gaarayo  2016  lagu gaaraya  waxyaabaha kala rabo baarlmaanka waxa ka mid ah  shuurcidii axsaabta siyaasadeed  sharciga uu ku shaqayn lahaa  gudigayadda  madaxa banan ansaxintooda waa kaalinta ugu muhiimsan  ay Baarlamaanka ay ku lee yahiin  wxaana aamisanahay in shaqooyinkaasi in ay wadaan  sida aad ogsoon tahay baarlmaanka waxa hada  horyaala  gudiyada doorashooyinka iyo xaduudaha  waxa qeybta ugu muhiimsan  ee  laga rabo dowladda 2016 ka  Barlaaamkanka .

Dadka  falayn qeeya  arimaha siyaadda ayaa sheegay in dowladda somaaliya ay  qeyb ka mid ah  ay gaartay  tubta higsiga sanadka 2016 balse dhinaca kale  markaa eegto dowladda waxyaabaha lagama  maarmaanka u ah  in dalka  ay gaarsiiso  waxa ka mid ah doorshooyin   xur ah qabya tirka Dastuurka hergalinta  sharciyadda doorashooyinka  iyo arimo kale oo muhiim ah .

DSC03322 DSC03321 DSC03320 DSC03316 DSC03311 DSC03310 DSC03299 DSC03297 DSC03295 DSC03289 DSC03287 DSC03285 DSC03284 DSC03281 DSC03279 DSC03274 DSC03273 DSC03271 DSC03269 DSC03255 DSC03254 DSC03253 DSC03251 DSC03250 DSC03249 DSC03248 DSC03247 DSC03244 DSC03242 DSC03240 DSC03239 DSC03236 DSC03234 DSC03233 DSC03226

 

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here