Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goordhow bilaabatay

604

Waxaa xarunta Golaha Shacabka ka bilowday kullanka lagu dooranayo Guddoomiyaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 10-musharax.

Sheikh Aadan Madoobe oo ka mid ahaa Musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tirada Musharaxiinta ka dhigayay 11-musharax ayaa qaatay go’aan ah inuu tanaasulo kana haro doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Sidaasina waxay musharaxiinta hadda u tartamaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay ku noqonayaan 10-Musharax.

wixii waraar ah ee kusoo kordhaha halkan kala soco

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here