Doorashadda Gudoomiyaha Baarlaanka Putland oo Garowe ka dhaceysa “Dhgeyso”

Hoolka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Putland waxaa ka bilowday dhageysiga qudbadaha xubnaha u tartamaya Gudoomiyaha Baarlaanka Putland ee 2019 illaa 2023.

Hoolka waxaa ku sugan Korjootada Doorashadda, Dhamaan xildhibaanadda iyo Warbaahinta.

Amaanka Magaaladda Garowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Putland ayaa aad loo adkeeyey iyadoo sidoo kale hakad lagaliyey isku socodka gaadiidka dadweynaha.

Halkan ka dhageyso Wareysi Wariye Maxamed Muuse Tarsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here