Dowlad Goboleedka hirshabeelle oo guul ka gaartay dhanka Isgaarsiinta Xafiisyada “Dhageyso”

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Hirgalisay Barnaamij cusub oo dhanka Isgaarsiinta Xafiisyada ah kaas oo aad wax uga badalaya qaabka Shirarka Madaxda Dowlad Goboleedka oo iyaga oo meelo kala duwan jooga toos u wada shiri kara.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa arrimahaas Faahfaahin ka bixiyey.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here