Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ku baaqday in gurmad lala soo gaaro dadka ay saameysay fatahaadda webiga (War-saxaafadeed)

0
1072

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn  culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here