Dowlad Goboleedka Juballand oo did u dajin u sameeyey dad ay soo barakiciyeen Maleeshiyaadka Al Shabaab “Dhageyso”

Dad ay saameyn xoogan ku yeesheen Colaada, Fatahaada Wabiga iyo sidoo kale Maleeshiyaadka Al Shabaab oo kasoo barakiciyey deeganadoodii ayaa dib loogu celiyey deegaanadoodii iskastoo ay wali heystaan qaar kamid ah dhibaatooyin dhanka nolosha ah.

qaar kamid ah dadka dib loo celiyey oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay soo dhaweynanayaan dib loogu celiyo deegaankoodii iyadoo.

Dowladda Goboleedka Juballand ayaa ayaa arrintan ku guuleysatay iyadoo dad badan oo horay u soo barakacay dib loogu celiyey dhulkoodiii.

Ciidanka Dowlad Goboleedka Juballand iyo iyo kuwa Xoogga dalka ayaa Maleeshiyaadka Al Shabaab ka saaray deegano kamid ah Gobolka Jubadda Hoose taasna waxaa ay sahashay in dadkii horay u soo barakiciyeen dib loogu celiyo qaar kamid deeganadii ay ka yimaadeen.

Halkan ka dhageyso Warka Wariye Aadan Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here