Dowlada soomaaliya oo war ka soo saartay qarax ay argagaxisada dad shacab ah ku laayeen kaas oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, 27-11-2020, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen  shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.
Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay weerarkaasi halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu xaqiijyay taliska  Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.WAR SAXAAFADEED 27-11-2020 ….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here