Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay weerar ay jabhadda Kenya soo abaabushay ku qaadeen gobalka Gedo

DFS waxay cadaynaysaa in Jabhaddii fallaagada ahayd ee ay soo hubaysay Dowladda Kenya oo caawa u soo tallowday xuduudda Soomaaliya ayaa soo weerartay Gobolka Gedo, gaar ahaan Degmada Beled Xaawo. CXD ayaa si geesinimo leh ugu jilib dhigay dulankaas sharci-darada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here