Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ku gaaray Nairobi “Sawirro”

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diblumaasiyadeed oo lagu soo celinayo cilaaqaadkii labada dowladood.

Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ah
1- Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi in dib loo billaabo si deg deg ah, meeshana laga saaro garoonka Wajeer.

2-in la sii ambaqaado iskaashi labada dowladood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in wada hadalladaan aysan saameyn ku yeelan doonin kiiska horyaalla maxkamadda ICJ ee dacwadda hadda.

 

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here