Dowladda Faradaraalka Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis ku kala saxiixday Garoowe

Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa heshiiska ay kala saxiixdeen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliye iyo Maamul goboleedka Puntland, kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan beesha caalamka.

Fadlan lifaaqa hoose ka eeg, heshiiskii caawa lagu saxiixay magaalada Garowe ee xarunta Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

1 2 4 5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here