Dowladda Federaalka oo bulshada la wadaageysa dhibaatooyinka isbeddelka cimillada

Dowladda federaalka Soomaaliya , waxa ay eybaha kala duwan ee Bulshada, Hay’adaha samafalka iyo dowladaha saaxiibada ah, la wadaageysaa dhibaatooyinka isbeddelada cimillada gaar ahaan fatahaadaha iyo duufaanno la saadaalinayo in ay ku soo wajahanyihiin Deegaanno kamid ah soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here