Dowladda Jarmalka oo deeq dawo ah ku wareejisay Itoobiya

Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma  1 million oo Euro .

Madaxa waaxda caafimaadka ee ciidanka Itoobiya General Yilma Mekante ayaa sheegay in deeqdan ay wax weyn oo muhiim u tari doonto ciidanka .

Colonel Andrei Scoffis, oo ka socday ciidanka Jarmalka ayaa sheegay in dowladda Jarmalku ay sii wadi doonto taageerida ciidanka itoobiya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here