Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay Heshiiska Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka

Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca.

Amb. Donald Y. Yamamoto, ayaa soo dhaweynayaa heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameca.

Dowladda Mareykanka waxaa ka go’an inay taageerto dadaalladan isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni. ayaa lagu yiri war ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here