Dowladda oo markale baaq u dirtay qaar ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedka

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay mar kale ugu baaqeysaa madaxda dowlad-goboleedyada ka maqan Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimamaha Doorashooyinka inay ku soo biiraan, si arrimaha lagu kala duwan yahay loogu xalliyo miiska wada hadalka, dalkana ay uga qabsoonto doorasho daahfuran.

Afhayeenka Xukumadda Maxamed Ibrahim Macalimow .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here