Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

0
11078

Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halkaan ka Akhriso War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo soo gaaray Warbaahinta Qaranka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here