Duqa Caasimadda oo kormeeray qaar kamid ah Waddooyinka Muqdisho “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid ah waddooyinka Caasimadda oo ay dowlada hoose Xamar ka fulisay howla dib loogu soo celinayay bilicda magaalada.

Xiliyada Roobabka da’aan waxaa magaalada fariista biyo iyo qashin , ayadoo dowlada hoose Xamar ay tahay mid u taagan gudashad waajibaadka ka saaran Shacabka iyo Bilicda Caasimadda .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here