Duqa Caasimadda oo Kulan la qaatay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir

Gudfoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Kulan Kula Qaatay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Cumar ayaa Madaxa Dugsiyada Gobolka Banaadir kala hadlay tayeenta Waxbashada, dar-dargalinta, Hormarinta Waxabarashada Dugsiyada Gobolka Banaadir.