Duqii magaalada Baladweyne oo xilka laga qaaday

Wasiirka arrimaha Gudaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday Duqii Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Safiya Sheikh Xasan Jimcaale.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 30-kii July 2020 ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Nadar Tabaax Maalin.

Halkaan ka aqriso wareegtada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here