Eng. Yariisoow oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka “Dhageyso”

2317

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iy9 Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow” oo si faahfaahsan uga hadlay qorshaha waxqabad ee  dowladda, faa’iidada ugu jirto Soomaaliya shirkii lagu soo gabagabeeyay London iyo arrimo kale

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here