Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyay bisha Ramadaan

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeey bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Umaddaha muslimiinta caalamka ayey maanta u tahay mid ka mid ah maalmahooda qiimaha badan, ayadoo ay maanta tahay maalinta kowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here