Fannaaniinta la baxay Xiddigaha Soomaaliya oo soo qaaday hees ka haddlaya dhibaatada haysa Fanaanka Weyne C/tahliil”Dhagayso Waraysi”

1454

Kooxdaan la baxday Xidigaha Soomaaliya oo xaruntoodu tahay Magaalada Muqdisho ayaa Caawa waraysi aanu la yeelanay waxa ay kaga haddlayaan sababaha heeskan ku dhaliyay iyo waxa ay ka damacsan yihiin.

Fannaanka Max’ed Jaamac Salaad (Max’ed Xabiib) oo ka tirsan Kooxdaasi la baxday Xiddigaha Soomaaliya ayaa Radio Muqdisho uga waramay Heeskan.

Halkaan ka dhagayso

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here