Faqidaada Ciyaaraha: Horyaalka Soomaaliya Iyo Xulka Qaranka 17-Jirada

Todobadkaan Barnamijka Faqidaada waxaan ku soo qaadanay Kulamadii la Ciyaaray Horyaalka Soomaaliya iyo Kulankii xulka qaranka Soomaaliya uu la Ciyaaray Itoobiya ayadoo kulankaasi Itoobiya laga qaaday dhibcihii kadib markii ay lagu helay in ay soo xuleen Ciyaartoy Da,doodu ay sareyso 17-sano

LINKIGA HOOSE KA DAAWO BARNAMIJKA FAQIDAADA CIYAARAHA.

https://www.youtube.com/watch?v=Zl6yXaaufwk&feature=youtu.be

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here