Feyras cusub oo shimbiraha laaya oo ka dilaacay dalka Senegal ee galbeedka Afrika

Dowlada Senegal ayaa sheegtay in dalkeeda uu ka dilaacay feyrus ah dureyaga shibiraha oo halis badan

Feyraskan oo lagu magacaabo  Avian Influenza ayaa laaya shimbiraha oo digaaga ay ka mid yihiin sida ay sheegtay heyada caafimaadka xayawaanka  ee OIE .

Gobalka Thies oo dhanka bari ka xiga magaalada caasumada Dakar ayaa cudurka laga helay.

Saraakiisha caafimaadka Senegal waxay sheegeen in uu cudurka dilay ku dhawaad 60,000 oo digaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here