Furitaanka kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka DFS oo dib loo dhigay.

Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay waqtigii Furitaanka Kalfadhiga 7 aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dib u dhiga furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qeyb ka ah Fulinta talooyinka ay soo jeedisay Wasaarada Caafimaada DFS ee ku aadan ka hortaga Cudurka faafa ee Covid19.

Hoos ka aqriso qoraal ay si wadajir ah usoo saareen Gudoonka Labada Aqal ee Barlamaanka DFS.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here