Fursad shaqo oo ka banaan Wasaaradda Amniga gudaha

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle iyo ciddii daneyneysa inay buuxiso sharuudaha looga baahanyahay qofka la qaadanayo, ka akhriso lifaaqa hoose ee Linkiga.

Halkan ka akhriso lifaaqa shaqada banaan iyo sharuudaha looga fadhiyo qofka shaqadan daneynaya.

Marka aad warbixinta akhrisato waxaad xogtaada ku diri kartaa Email-kan [email protected]

Haddii aad dooneyso faah faahin intaas ka badan wac 00252619999184

TERMS OF REFERENCE MNS 2016

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here