Gaarigii wacyigelinta COVID-19 oo qarax lala eegtay

Hal qof oo ahaa daraawalkii gaariga ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyaadka Alshabaab ay qarax miino la eegteen gaari maamulka gobolka Banaadir ugu talagaleen in ay bulshada caasimadda kaga wacyigelinaan safmarka COVID-19.

Mashaqada ayaa ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir saaka, waa mid kamid ah ficilada kooxda argagaxisada Alshabaab ay ku hagal daacinayaan dadaaladda dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir ugu jiraan xakameynta cudurka corona.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here