Galmudug Oo Diyaaradaha Ku Amartay Inay Kusoo Dagaan Garoonka OSHACA Ee Gaalkacyo.

1937

War-Saxaafadee digniin ah oo ka soo baxay Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada ee Galmudug ayaa Diyaaradaha ka shaqeeya deegaanada Galmudug lagu amray inay duulimaad ka sameeyaan garoonka diyaaradaha cusub ee OSHACA ee magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Cabdikariim Macalin Axmed ayaa tilmaamay in Diyaaraddii aan duulimaad ka sameynin garoonka OSHACA ee Gaalkacyo kana howl-gasha deegaanada Galmudug ay gabi ahaanba kala laaban doonaan ruqsadda shaqo oo ay kaga shaqeyso deegaanada Galmudug isla markaana laga mamnuuci doono Hawada Galmudug.

WAR-SAXAAFADEED AYAA U QORNAA SIDA HOOSE

image

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here