Golaha Shacabka Ee Berri Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa uga doodi doona Akhrinta 1-aad Hindise sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed.

Hindise sharciyeedka ayaa waxaa soo diyaarisay wasaaradda beeraha iyo waraabka ee dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale xilidhibaanada golaha shacabka ayaa lagu wadaa inay akhrinta labaad marsiiyaan hindise sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo Jinsayadaga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here